Qeexid
"Cid horukac gaartay ahaansho."
[-naa, -nayd]
horummarsan aa
horummarsan ayd
f.mg4"Cid horukac gaartay ahaansho."
Wadaag:
Gaarsiinta cid horumar la gaarsiiyo.
Lacag yar oo cid loo qaddimo.
m.dh
Wadaag:
Wax intoodii badnayd tagtay, wax ka haray ahaansho. Tus. “Waqtigii wax baa inooga harsan ee hawsha wada”.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(f.g) Haweenay maro ay xirantahay wax dhexda ka xiran ahaansho.
(f.mg) Wax midab, dufan iwm meel laga mariyey ahaansho.
(f.mg) Maro, darin iwm oo liid midabo ah lagu qurxiyey ahaansho.
f.g
-naa, -nayd
Wadaag:
(-nayaal ..., m.l/dh) (xis.) Lammaane kutirsaneyaal ah sida (x,y) oo kala horreysiintoodu ay micne weyn ku fadhido. Tusaale ahaan, lammaanaha horsan (2,3) lama mid aha lammaanaha horsan (3,2), marka lagu muujiyo dhidabbada kaartis.
m.l
Wadaag:
Qof wax hareerihiisa ka socda aan la socon.
Arday quraankii weli wada oo aan naqtiin gaarin.
Qof daacadnimo badan.
m.l.kh
Wadaag:
(siyaa.) Qofkii haysta fikrad horusocod, oo jecel isbeddel in uu dhaliyo.
m.l
Wadaag:
(-wyo, m.dh) Fool beenaad xoolaha qabata oo calaamadihii foosha leh.
m.l
Wadaag: