Qeexid

"(siyaa.) Qofkii haysta fikrad horusocod, oo jecel isbeddel in uu dhaliyo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga horusocod oo kali ah:
  • Arrimahan oo haddii sidooda loogu dhaqmo, guul laga gaadhi karo, keeni karana horumar iyo horusocod xaga cadaaladda ah.
  • Dhagaxoobiddu waa calaamadda koowaad ee dhimashada ilbaxnimada iyo horusocodnimada bulsho.