Qeexid
"(hooyo m.l) Meel la deggan yahay oo dad ku noolyahay; guri."
"(hooyo m.l) Meel la deggan yahay oo dad ku noolyahay; guri."
Wadaag:
Habeen meel ku baryid. ld hoyaatin2.
f.mg3
-yday, -yatay
Wadaag:
Xoolo, dad iwm waqti galab ah hoy u kaxayn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Xilliga xoolaha iyo dadkuba ku soo uruuraan hoygooda (fiidkii).
H. ah: nafley u socota meeshii ay ku hoyan lahayd.
Raashin ay cidi habeen cunto.
m.l
Wadaag: