Qeexid
"Xilliga xoolaha iyo dadkuba ku soo uruuraan hoygooda (fiidkii)."
Qeexid Kale
Raashin ay cidi habeen cunto.
Qeexid Xigta
H. ah: nafley u socota meeshii ay ku hoyan lahayd.
"Xilliga xoolaha iyo dadkuba ku soo uruuraan hoygooda (fiidkii)."
Raashin ay cidi habeen cunto.
H. ah: nafley u socota meeshii ay ku hoyan lahayd.
Wadaag:
Xoolo, dad iwm waqti galab ah hoy u kaxayn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Naasaha xoolaha labada horreeya oo xagga xudunta xiga midkood.
Naasaha dumarka.
m.l
Wadaag:
Buunshe.
H. ah: qof fudfudud.
Xad. 4. (-dad, m.l) Hal turub afartiisa qaybood mid ka mid ah. 5. Inta qof hal mar isku cuno (turub). 6. Dhinaca loo oggolyahay in baabuur waddada ka maro. 7. Cudur maskaxeed geela ku dhaca.
m.l
Wadaag:
Waqti qorrax dhac ah oo hoy la aado.
H. ah: nafley u socota meeshii ay ku hoyan lahayd.
ld hoyasho.
m.l
Wadaag:
Nooc ka mid ah ciyaaraha saarka oo leh jiib, jaan iyo sacab, waxaana cayaar ammaanta diinta Islaamka ku dhisan oo ay dheelaan beeraleyda reer Dhoobey iyo Ugaarsatadaba. Dheeshaa sida Booranaha waxaa lagu daaweeyaa cudurro.
m.l
Wadaag:
Ku soo yaacidda meel wax yaalliin ama wax ka dhaceen lagu soo yaaco. ld qamaan1.
m.l
Wadaag:
Ereyo lagu luuqeeyo ama lagu heeso, si jaangooyo looga dhigo tixaha gabayga ama heesaha. ld hoobaale, hoobale.
m.l
Wadaag:
Hog u banneynta shax la degey hog loo baneeyo si loo ciyaaro.
ld halqaadid.
m.l
Wadaag:
Wax sida ul, bur, qori ah oo gacanta lagu tuuro si wax loogu dhufto.
Tuuryo gacameed.
H. ah: ul weyn.
m.dh
Wadaag: