Qeexid
"Xoolo, dad iwm waqti galab ah hoy u kaxayn."
[-iyay, -isay]
hoyaad yay
hoyaad say
f.g2"Xoolo, dad iwm waqti galab ah hoy u kaxayn."
Wadaag:
Xilliga xoolaha iyo dadkuba ku soo uruuraan hoygooda (fiidkii).
H. ah: nafley u socota meeshii ay ku hoyan lahayd.
Raashin ay cidi habeen cunto.
m.l
Wadaag:
Hal irmaan horaad ka marid, ama ka lisid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Badar la tumay buunshe ka saarid.
Haad cayrin.
Diyaarad kicin. 4. Gacan h.: gacan ruxid oo salaan ama baaq looga golleyahay. ld haati.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
Waqti qorrax dhac ah oo hoy la aado.
H. ah: nafley u socota meeshii ay ku hoyan lahayd.
ld hoyasho.
m.l
Wadaag:
Xuruufta erey ka koobanyahay qorid ama ku dhawaaqid. ld hikaadi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: