Qeexid Kale

ld hoyin.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hoyn oo kali ah:
  • Cathy Freeman, oo ka hadashay rajada ay tatanka ka filayso ayaa sheegtay inay ku dedaali doonto sidii ay billado ugu soo hoyn lahayd waddankeeda hooyo.
  • Kooxda AC Roma, guuldarooyin ayay la kulantay 2 ciyaarood ee ugu horeysay kulamada xilli-ciyaareedka sannadkan ee Serie A gudihiisa, wax guulana kamay soo hoyn wixii ka horeeyay Arbacadii dhawayd ciyaaraha horyaalada Yurub.