Qeexid

"Xog run ah oo wax la xiriirta; xaqiiq."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hubaal oo kali ah:
  • Waxaa hubaal ah in sida uu kuwajahay dhacdooyinkaasi ahayd mid muujisay kartidiisa hogaanmiyenimo.
  • Haddaba, haddaan milicsano sheekadiisa la xidhiidha sababta loogu naaneysay Dhalxihii kheyrka badnaa iyo Dhalxihii deeqsiga badnaa, waxaa hubaal ah inay iyadana leedahay boqolaal sheeko.