Qeexid

"Cid qalab dagaal siin."

Qeexid Xigta

Cid dhar siin.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hubee oo kali ah:
  • Rasaas ayaa haatan waxaa laga maqlayaa halka uu dagaalku ka soconayo taasi oo ay ridayaan sida wararka lagu helayo ciidamada dowlada KMG oo dagaal kala kulmaya xoogaga hubeeysan ee ka soo horjeeda.
  • Shaah diiran oo caano leh ayay markiiba u shubeen.