Qeexid
"U kuurgelidda wax xaqiiqdooda loo kuur galo. ld hubsasho."
"U kuurgelidda wax xaqiiqdooda loo kuur galo. ld hubsasho."
Wadaag:
(kiim.) Molikiyuul bir ka kooban, kaas oo ugu xidhan borotiinnada sida kooinsaymyada ama kooxo falgallada dedjiya si ay u sameeyaan hiimoboro-tiinno.
m.dh
Wadaag:
Cunto cunid. ld gasiimo.
f.g3
-iintay, -iimatay
Wadaag:
Qoraallo iyo akhrisyo diini oo loola jeedo in cid lagu waxyeelleeyo; asmo. ld casiimad.
m.dh
Wadaag: