Qeexid
"Shimbir yar oo dhoor, dabo dheer iyo midab qurxoon leh."
Qeexid Xigta
Qof dadka isku dira.
"Shimbir yar oo dhoor, dabo dheer iyo midab qurxoon leh."
Qof dadka isku dira.
Wadaag:
(-do, m.l) Xiidmo soo gala meel caloosha ka mid ah oo xuubkii ku dahaarnaa dillaacay.
m.dh
Wadaag:
Cid hoos u foorarid. ld rundud.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Sacfaraan.
Budo hurdi ah oo haweenku wejiga, gacmaha iyo lugaha ku qurxistaan.
m.dh
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Socod tabar yar socosho; luudid.
f.mg1
Wadaag:
Neef ari ah harag ka bixin. ld xug2.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Nooc ciyaaraha biyaha korkooda lagu ciyaaro ka mid ah oo lugaha la isla dhaco; shaambo.
m.l
Wadaag:
(f.g) U h.: cid wax u hibayn.
(f.mg) Dab bixid.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag: