Qeexid
"Dhar dillaacsan tolid."
[-day, -dday]
hud2 ay
hud2 day
f.g1"Dhar dillaacsan tolid."
Wadaag:
Shimbir yar oo dhoor, dabo dheer iyo midab qurxoon leh.
Qof dadka isku dira.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Xiidmo soo gala meel caloosha ka mid ah oo xuubkii ku dahaarnaa dillaacay.
m.dh
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Socod tabar yar socosho; luudid.
f.mg1
Wadaag: