Qeexid
"Wax la huday ahaansho."
[-naa, -nayd]
huddan3 aa
huddan3 ayd
f.mg4"Wax la huday ahaansho."
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Socod tabar yar socosho; luudid.
f.mg1
Wadaag:
(f.g) Is aa.:laba nafley wax da'da ama xoogga iska le'egahaansho.
(f.mg) Ku aa.: wax, wax kale kubeegan ahaansho.
(f.mg) Kuaa.: wax, wax kale muuqaalkooda iskugudbay ahaansho. 4. (f.mg) Ku soo aa.: waxla filayo in uu meel yimaaddo ama ku dhacowaqti go'an ahaansho.
f.g
-naa, -nayd
Wadaag:
Shimbir yar oo dhoor, dabo dheer iyo midab qurxoon leh.
Qof dadka isku dira.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Xiidmo soo gala meel caloosha ka mid ah oo xuubkii ku dahaarnaa dillaacay.
m.dh
Wadaag: