Qeexid
"ld hadeec1."
"ld hadeec1."
Wadaag:
Socod luudid ah oo nafley aad u tamar yari socoto. ld hudeec1.
m.l
Wadaag:
Itaaldarro ka muuqata dad ama xoolo ay baahi, cudur, iwm hayso.
m.l
Wadaag:
Shimbir yar oo dhoor, dabo dheer iyo midab qurxoon leh.
Qof dadka isku dira.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Xiidmo soo gala meel caloosha ka mid ah oo xuubkii ku dahaarnaa dillaacay.
m.dh
Wadaag: