Qeexid
"ld hadeec2."
[-cay, -cday]
hudeec2 ay
hudeec2 day
f.mg1"ld hadeec2."
Wadaag:
Nafley aad u tamar yar luudid. ld hudeec2.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Dad ama xoolo, itaal darro awgeed la luudid.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Shimbir yar oo dhoor, dabo dheer iyo midab qurxoon leh.
Qof dadka isku dira.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) Xiidmo soo gala meel caloosha ka mid ah oo xuubkii ku dahaarnaa dillaacay.
m.dh
Wadaag: