Qeexid
Kuray.
Kuray.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: Shimbir yar oo dhoor, dabo dheer iyo midab qurxoon leh.
Qeexid Xigta: Qof dadka isku dira.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Xiidmo soo gala meel caloosha ka mid ah oo xuubkii ku dahaarnaa dillaacay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Dhar dillaacsan tolid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -oday, -otay
Qeexid: Dhar dillacsan tolasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Iniino qolof ku dahaaranyahay, oo cuntada, shaaha, iwm lagu udgiyo. ld heyl.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-lal, m.l) Dameer yar oo lab.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Summad xoolaha loo yeelo iyadoo dhegta in yar hoos loo jeexayo.
Qeexid Xigta: Mirraaq yar oo maro dacalkeeda laga jeexay. ld haylaan2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ylay, -yshay
Qeexid: Neef summad hayl ah u yeelid.
Qeexid Xigta: Wax si dherer ah u dillaacin. ld haylaamee, haylyaamee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]