Qeexid
"(-fo, m.l) Shimbir hilibka cunta; dafo."
"(-fo, m.l) Shimbir hilibka cunta; dafo."
Wadaag:
Astaan wejiga laga muujiyo oo cid colaad loogu muujinayo.
ld huruufid.
m.l
Wadaag:
Wax sifayn.
Wax kala saarid.
Wax jifid (gogol iwm).
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Wax la sifeeyey ama boorka laga qaaday ahaansho.
Wax la kala saaray ahaansho.
Qof aan ceeb lahayn ahaansho.
f.mg4
-fnaa, -fnayd
Wadaag:
Wax la sifeeyey ama boor laga qaaday noqosho.
Wax la kala saaray noqosho.
f.mg1
-fmay, -fantay, -fmi
Wadaag: