Qeexid
"Wax la sifeeyey ama boorka laga qaaday ahaansho."
Qeexid Kale
Qof aan ceeb lahayn ahaansho.
Qeexid Xigta
Wax la kala saaray ahaansho.
[-fnaa, -fnayd]
hufan2 naa
hufan2 nayd
f.mg4"Wax la sifeeyey ama boorka laga qaaday ahaansho."
Qof aan ceeb lahayn ahaansho.
Wax la kala saaray ahaansho.
Wadaag:
Wax la sifeeyey ama boor laga qaaday noqosho.
Wax la kala saaray noqosho.
f.mg1
-fmay, -fantay, -fmi
Wadaag:
Cid wax ku daboolan ahaansho. ld hugan2 (2).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Socod tabar yar socosho; luudid.
f.mg1
Wadaag:
Wax sifayn.
Wax kala saarid.
Wax jifid (gogol iwm).
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Cid qalab lagu dagaalamo haysata ahaansho.
Cid arrad tiran ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Weel aagaanka ka weyn, saab iyo haruub leh oo biyaha iyo caanaha lagu shubto.
Weel weyn oo bir ama shamiinto ka samaysan oo biyaha iyo shidaalka lagu kaydsado.
m.dh
Wadaag: