Qeexid
"Neef ari ah harag ka bixin. ld xug2."
[-gay, -gtay]
hug ay
hug tay
f.g1"Neef ari ah harag ka bixin. ld xug2."
Wadaag:
Maro, buste iwm dusha iska saarid ld hugso.
f.g3
-gtay, -gatay
Wadaag:
Dhar, derin iwm wax dusha ka saarid.
f.g2
-iyya, -isay
Wadaag:
Maro, raar iwm wax dusha laga saaray ahaansho. ld hugan2.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(f.g) U h.: cid wax u hibayn.
(f.mg) Dab bixid.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
Shimbir yar oo dhoor, dabo dheer iyo midab qurxoon leh.
Qof dadka isku dira.
m.l
Wadaag: