Qeexid
"Dhar, derin iwm wax dusha ka saarid."
[-iyya, -isay]
hug yya
hug say
f.g2"Dhar, derin iwm wax dusha ka saarid."
Wadaag:
Neef ari ah harag ka bixin. ld xug2.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Maro, buste iwm dusha iska saarid ld hugso.
f.g3
-gtay, -gatay
Wadaag:
Maro, raar iwm wax dusha laga saaray ahaansho. ld hugan2.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: