Qeexid
"Maro, raar iwm wax dusha laga saaray ahaansho. ld hugan2."
[-naa, -nayd]
hugsan aa
hugsan ayd
f.mg4"Maro, raar iwm wax dusha laga saaray ahaansho. ld hugan2."
Wadaag:
eeg hugsan. ld hugnaan, hugnaansho, hugsanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Wax la huriyey ahaansho (dab).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Neef ari ah harag ka bixin. ld xug2.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Wax meel kulul la geliyey ahaansho.
Wax xabbis la geliyey ahaansho (qof).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax soo orday oo neeftuuraaya ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Maro, buste iwm dusha iska saarid ld hugso.
f.g3
-gtay, -gatay
Wadaag:
Xarig iwm wax murgey ahaansho.
Wax murug hayso ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax qaab xun oo aan kala baxsanayn leh ahaansho. ld hunyucsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Dhar, derin iwm wax dusha ka saarid.
f.g2
-iyya, -isay
Wadaag:
Wax wanaagsan ama toosan ahaansho.
Ku h.: Wax, wax ku habboon ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Cid hurdo hayso ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax, wax saluugsan ahaansho.
Wax, wax dhaliishan ahaansho.
f.g4
-naa, -nayd
Wadaag: