Qeexid

"(-nno/-ummo, m.dh) Shanqar xoog leh."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hugun oo kali ah:
  • Madaafiicda iyo hugunka Rasaastii ay isku ridayeen labada dhinac ayaa siweyn looga wada maqlay guud ahaan qeybaha ay degmada ka kooban tahay iyo qar kamid ah xaafadaha magalada, waxaana inta la og-yahay dagaallkaasi uu geystay dhimasho iyo dhaawac.
  • Dagaaladan ayaa xoogooda waxay ka soconayaan Jidka warshadaha iyo 30-ka, waxaana si weyn loo maqlayaa hugunka madaafiicda waa weyn.