"ld hujuum."
Wadaag:
(-umay, -untay; -umi) Cid weerar ku qaadid.
f.g1
Weerar cid lagu qaado. ld hujuun1.
m.l
Maro aad duug u ah.
eeg hujuun2.
m.f.dh
Rabitaan saa'id ah oo cunto loo qabo aroortii.
m.dh
Raacidda la raaco waddada toosan ee Eebbe jideeyey.
Caalirka iyo fasaska ku dhaca meel hore u jirranayd. ld hurgumo1.
Wax kastoo Alle uumay.
Uumi.