Qeexid
"Dab shidmid."
[-qay, -qday]
hulaaq2 ay
hulaaq2 day
f.mg1"Dab shidmid."
Wadaag:
Gaaridda dab qoryo ama dhuxul la shiday wada gaaro. ld hulaaqid.
m.l
Wadaag:
/dh Hul dheer oon salkiisu muuqan, bahalladuna galaan.
m.l
Wadaag:
God si hul ah loo qoday ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Qaabka marada qaarka sare looga huwado.
Marada qaarka sare laga qaato inteeda madaxa lagu dedo.
ld hullaabid.
m.dh
Wadaag:
Si debacsan oo kala fog-fog dhar u tolid.
f.g1
-qay, -qday
Wadaag:
ld ilaaq
Muran maag iyo hagag leh cid u jeedin. 2. Saxaro dhigid.
f.g1
-qay, -qday
Wadaag:
Erey lagu dhawaaqo marka qof dumar ah la furaayo. ld dalaaqo, dalqad.
m.dh
Wadaag:
Wax la rabo in ay isdhexgalaan qasid.
Meel deggan qas ka kicin.
f.g1
-qay, -qday
Wadaag:
Carruur hadal barad ah hadal aan la garanayn ku dhawaaqid.
Hadal aan micno lahayn dhihid.
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
Maro qaarka sare ku dedasho. ld hillaabo.
f.g3
-btay, -batay
Wadaag: