Qeexid

"ld huleelid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga huleel oo kali ah:
  • Peter N. Nyagah ayaa maanta si cad u beeniyey warar ay jariidadaha Kenya qoreen oo ay ku sheegeen inuu shirka Eldoret qarka u saaran yahay in lagu kala huleelo..
  • Hadlakaan ayaa ku soo beegmey kadib makii maanta Dec 11,2007 ay soo baxeeen warar sheegaya in ku-xigeenka Barlamanka Dalxa isaga huleeley xarunta Madaxtooyada kadib markii Bistoolada ula soo baxey mid ka mid ah saraakiisha Madaxtooyada.