"ld huleelid."
Wadaag:
Ka h.: Wax la rabay oo laga quustay iyada oo la cagajiidayo ka tegid.
f.mg1
-eelay, -eeshay
Ka h.: cid wax ay lahayd ka dhaqaajin iyadoo xoog lagu muquuninayo.
f.g2
-iyay, -isay
ld huleelin.
m.l
eeg huleeli. ld huleelis.
m.f.dh
ld huleel1.
ld haleelid.
Cudur qanjirrada gala oo baabi'iya.
(-lal, m.l) God yar oo ciriiri ah.
Meel, ood, buuro iwm ay ku wareegsanyihiin.
Agagaar.
Masiibo.
/dh ld yagleelid.
Meel qodid ama daloolin.
f.g1
-ulay, -ushay