Qeexid
"Ka h.: Wax la rabay oo laga quustay iyada oo la cagajiidayo ka tegid."
[-eelay, -eeshay]
huleel2 elay
huleel2 eshay
f.mg1"Ka h.: Wax la rabay oo laga quustay iyada oo la cagajiidayo ka tegid."
Wadaag:
Ka h.: cid wax ay lahayd ka dhaqaajin iyadoo xoog lagu muquuninayo.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax la kulmid.
Wax helitaankoodu muhiim yahay la kulmid.
f.g1
-eelay, -eeshay
Wadaag:
Xero ama deyr si ku meel gaar ah u samayn.
Labo qof oo is guursanaaya guri u dhisid.
f.mg1
-eelay, -eeshay
Wadaag: