Qeexid
Ka h.: cid wax ay lahayd ka dhaqaajin iyadoo xoog lagu muquuninayo.
[-iyay, -isay]
f.g2Ka h.: cid wax ay lahayd ka dhaqaajin iyadoo xoog lagu muquuninayo.
Fal / verb
m.l
Qeexid: ld huleelin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg huleeli. ld huleelis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld huleel1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld huleelid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -eelay, -eeshay
Qeexid: Ka h.: Wax la rabay oo laga quustay iyada oo la cagajiidayo ka tegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Cudur qanjirrada gala oo baabi'iya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Miraha higlaha oo bislaaday.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Hanjaleelo ama diliq ka keenid (carrurr).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ulay, -ushay
Qeexid: Meel qodid ama daloolin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-lal, m.l) God yar oo ciriiri ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld haleel1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Nafley da' yar ku dilid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]