"ld huleelin."
Wadaag:
Ka h.: cid wax ay lahayd ka dhaqaajin iyadoo xoog lagu muquuninayo.
f.g2
-iyay, -isay
eeg huleeli. ld huleelis.
m.f.dh
ld huleel1.
Ka h.: Wax la rabay oo laga quustay iyada oo la cagajiidayo ka tegid.
f.mg1
-eelay, -eeshay
ld huleelid.
m.l
ld hanjaleelin.
Cudur qanjirrada gala oo baabi'iya.
ld hanjeelin.