Qeexid
"(-amay, -antay; -ami) Dab olol bixin."
"(-amay, -antay; -ami) Dab olol bixin."
Wadaag:
Wax la sifeeyey ama boorka laga qaaday ahaansho.
Wax la kala saaray ahaansho.
Qof aan ceeb lahayn ahaansho.
f.mg4
-fnaa, -fnayd
Wadaag:
Cid wax ku daboolan ahaansho. ld hugan2 (2).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Socod tabar yar socosho; luudid.
f.mg1
Wadaag:
Wax la falkay ahaansho (harrar, derin iwm). ld falagsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-rro, m.l) Feer yarada geelu meesha ay ka haysato lafdhabarka hilibka ku yaal. ld dhuumato, hulkujire.
m.dh
Wadaag:
(kuwan, w) Magacuyaal tilmaame oo lab, oo wax ama cid hadlaha u dhow lagu tilmaansado. Tus. “Waa kan ninka qoray buugga”. ld ka1
mu.ti.l
Wadaag: