Qeexid

"Qaabka marada qaarka sare looga huwado."

Qeexid Kale

ld hullaabid.

Qeexid Xigta

Marada qaarka sare laga qaato inteeda madaxa lagu dedo.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hullaab oo kali ah:
  • Gudcur dam-daguuganina sida bustaha ayuu ugu hullaabnaa.