Qeexid
"Maro qaarka sare ku dedasho. ld hillaabo."
[-btay, -batay]
hullaab tay
hullaab atay
f.g3"Maro qaarka sare ku dedasho. ld hillaabo."
Wadaag:
Qaabka marada qaarka sare looga huwado.
Marada qaarka sare laga qaato inteeda madaxa lagu dedo.
ld hullaabid.
m.dh
Wadaag:
eeg hullow. ld hillaab, hillaabid, hillaab1 (3).
m.f.dh
Wadaag:
eeg hullaabo. ld hillaabad, hillaabasho, hullaabad.
m.f.dh
Wadaag:
Fogaanta u dhexeysa meesha ay kala taagan yihiin laba lugood ee qof soconaya.
T. qaad: arrin wax ka qabasho.
(fk) T.t.: tartiib tartiib. ld tillaabo.
m.dh
Wadaag:
Wax in yar durugsan gacan ku laacid.
f.g3
-btay, -batay
Wadaag:
Ugu h.: cid wax ugu gambasho.
f.mg3
-laday, -latay
Wadaag:
(f.g) Wax fidsan ama jilicsan isku soo ceshasho.
(f.mg) Jiho loo socday ka weecasho.
f.g
-btay, -batay
Wadaag:
/dh Hul dheer oon salkiisu muuqan, bahalladuna galaan.
m.l
Wadaag:
Wax isku dubbaridasho.
Wax xeeladayn.
Wax ka warwareegid.
f.mg3
-btay, -batay
Wadaag:
Gan qaroofsan oo wixii culus la suro oo kor loogu qaado.
Nooc ka mid ah tarashka maryaha dacalladooda lagu sameeyo oo sawirro leh.
m.dh
Wadaag: