Qeexid
"Qaab loo tolo dharka la xiranayo."
Qeexid Xigta
ld huluuqid.
"Qaab loo tolo dharka la xiranayo."
ld huluuqid.
Wadaag:
Si debacsan oo kala fog-fog dhar u tolid.
f.g1
-qay, -qday
Wadaag:
Dhar si debacsan oo kala fog-fog loo tolay ahaansho.
f.mg4
-qnaa, -qnayd
Wadaag:
Meel oogada ka mid ah oo gubatay dabadeed biyo gashatay. ld hambalaalaq1 (2).
m.l
Wadaag:
(-qyo, m.dh) Wadiiqo yar oo aad ciriiri u ah hareerahana guryo ka xigaan.
m.l
Wadaag:
Maro weyn oo dumarku qaataan; saddexqayd.
(sh.r) Cod lagu muujiyo shanqar maro ah.
m.dh
Wadaag:
Gaaridda dab qoryo ama dhuxul la shiday wada gaaro. ld hulaaqid.
m.l
Wadaag:
(-qyo, m.dh) Sabuulka marka iniinihiisu jilacsanyihiin laakiin uu cunnimo galo; iniino meseggo ama galley oo curdun ah. ld haquuq1.
m.l.u
Wadaag:
Nagaar aan caleen lahayn laamihiisu qodax leeyihiin, wada buruq ah, oo arigu aad u jecelyahay.
m.dh
Wadaag: