Qeexid
"Si debacsan oo kala fog-fog dhar u tolid."
[-qay, -qday]
huluuq2 ay
huluuq2 day
f.g1"Si debacsan oo kala fog-fog dhar u tolid."
Wadaag:
Dhar si debacsan oo kala fog-fog loo tolay ahaansho.
f.mg4
-qnaa, -qnayd
Wadaag:
Meel gubatay biyo gashasho. ld hambalaalaq2.
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
Cod gaar ah oo gabayada iyo heesaha lagu qaado; cod lagu dheeraysto oo laga xareediyo.
m.dh
Wadaag:
Maro weyn oo dumarku qaataan; saddexqayd.
(sh.r) Cod lagu muujiyo shanqar maro ah.
m.dh
Wadaag:
Beer, waqti sabuulkeeda la cuni karo gaarid. ld haquuq2.
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
Nagaar aan caleen lahayn laamihiisu qodax leeyihiin, wada buruq ah, oo arigu aad u jecelyahay.
m.dh
Wadaag: