Qeexid
"Dhar si debacsan oo kala fog-fog loo tolay ahaansho."
[-qnaa, -qnayd]
huluuqan naa
huluuqan nayd
f.mg4"Dhar si debacsan oo kala fog-fog loo tolay ahaansho."
Wadaag:
Si debacsan oo kala fog-fog dhar u tolid.
f.g1
-qay, -qday
Wadaag:
Wax timaha laga wada xiiray ahaansho (qof).
Wax subag, dhoobo, wasaq iwm lagu dhoobay ahaansho.
f.mg4
-qnaa, -qnayd
Wadaag:
God si hul ah loo qoday ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Wax aan wax u dhammeystirnayn ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Maro weyn oo dumarku qaataan; saddexqayd.
(sh.r) Cod lagu muujiyo shanqar maro ah.
m.dh
Wadaag:
/dh Hul dheer oon salkiisu muuqan, bahalladuna galaan.
m.l
Wadaag: