Qeexid
"Hum baalle samayn."
[-leeyay, -leysay]
humbaalle eeyay
humbaalle eysay
f.mg2"Hum baalle samayn."
Wadaag:
Qaab orod ama socod ah oo qof wax cabsiinaya sameeyo.
ld humbaalleyn.
m.l
Wadaag:
Ka b.: wax ama meel doc ka jarid.
f.mg2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Wax qarribid.
Ku h.: qof wax ku aaminid.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Farax iyo guul ku jirid.
Wax rajo ku eegid. ld naalloo.
f.mg2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
(u) Geed isku cufan oo hoos wanaagsan iyo miro macaan iwm.
H. ah: wax isku cufan.
m.l
Wadaag:
Wax qaab humbul ah leh ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Meel gubatay biyo gashasho. ld hambalaalaq2.
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
Meel oogada ka mid ah oo gubatay dabadeed biyo gashatay. ld hambalaalaq1 (2).
m.l
Wadaag: