Qeexid
(u) Geed isku cufan oo hoos wanaagsan iyo miro macaan iwm.
Qeexid Xigta
H. ah: wax isku cufan.
(u) Geed isku cufan oo hoos wanaagsan iyo miro macaan iwm.
H. ah: wax isku cufan.
magac / noun
Lab / masculine
f.g1
Labdhedig: -ulay, -ushay
Qeexid: Wax, wax ku hilid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg humbul2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Wax qaab humbul ah leh ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) Orgi yar oo gaaray da'dii uu riyaha ku orgayn lahaa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Meel gubatay biyo gashasho. ld hambalaalaq2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Laalaabka tolmada xumi maryaha u yeesho; canyayuub.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg humbulan. ld humbulnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Meel oogada ka mid ah oo gubatay dabadeed biyo gashatay. ld hambalaalaq1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-qyo, m.l) Nooc qoolleyda ka mid ah oo yaryar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld hambalaalaqid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Dad ama xoolo aan badnayn oo meel tuuran.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld humbulnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Nooc geed-saarka ka mid ah oo udgoon.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ulay, -ushay
Qeexid: Meel qodid ama daloolin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-lal, m.l) God yar oo ciriiri ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -untay, -umatay
Qeexid: Maro duug ah tolasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qaab orod ama socod ah oo qof wax cabsiinaya sameeyo.
Qeexid Xigta: ld humbaalleyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg hun2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Hum baalle samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg humbaallee. ld humbaalle (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]