Qeexid
"Wax qaab humbul ah leh ahaansho."
[-lnaa, -lnayd]
humbulan naa
humbulan nayd
f.mg4"Wax qaab humbul ah leh ahaansho."
Wadaag:
(u) Geed isku cufan oo hoos wanaagsan iyo miro macaan iwm.
H. ah: wax isku cufan.
m.l
Wadaag:
God si hul ah loo qoday ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Meel gubatay biyo gashasho. ld hambalaalaq2.
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
Meel oogada ka mid ah oo gubatay dabadeed biyo gashatay. ld hambalaalaq1 (2).
m.l
Wadaag:
(-lmay, -lantay; -lmi) Ul qoyan, maro iwm bul yeelasho; sii gurmid.
f.mg1
Wadaag:
/dh Hul dheer oon salkiisu muuqan, bahalladuna galaan.
m.l
Wadaag:
(-llo, m.dh) Orgi yar oo gaaray da'dii uu riyaha ku orgayn lahaa.
m.l
Wadaag:
Qaab orod ama socod ah oo qof wax cabsiinaya sameeyo.
ld humbaalleyn.
m.l
Wadaag: