Qeexid
"Laalaabka tolmada xumi maryaha u yeesho; canyayuub."
"Laalaabka tolmada xumi maryaha u yeesho; canyayuub."
Wadaag:
(u) Geed isku cufan oo hoos wanaagsan iyo miro macaan iwm.
H. ah: wax isku cufan.
m.l
Wadaag:
Wax qaab humbul ah leh ahaansho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Meel gubatay biyo gashasho. ld hambalaalaq2.
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
Meel oogada ka mid ah oo gubatay dabadeed biyo gashatay. ld hambalaalaq1 (2).
m.l
Wadaag:
Weel aburan cadaadiska gudihiisa ku jiro oo batay awgeed fur tuurid.
f.mg3
-qday, -qatay
Wadaag:
Qaab orod ama socod ah oo qof wax cabsiinaya sameeyo.
ld humbaalleyn.
m.l
Wadaag: