Qeexid

"(-gyo, m.dh) Muuqaal aan si fiican loo arag."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hummaag oo kali ah:
  • Maxaa hummaag geliyay sidi loo maarayn lahaa arrinkaa?
  • Markaad is ku lifaaqdid labada qodob oo kor ku xusan, qalinluhu wuxuu xardhayaa hummaag tilmaamaysa gobollaysi.