"ld hummajin."
Wadaag:
Wax cid u baacin si loo cabsi geliyo.
f.g2
-iyay, -isay
eeg hummaaji. ld hummaajis.
m.f.dh
(-gyo, m.dh) Muuqaal aan si fiican loo arag.
m.l
ld hummaagsasho.
Wax aan si fiican u muuqan eegid.
f.mg3
-saday, -satay
eeg hummaagso. ld hummaagsad, hummaagsi.