Qeexid
"Qof madaxa hoos u foorarin ciil ama murugo dartiis."
[-ray, -rtay]
hundhur2 ay
hundhur2 tay
f.mg1"Qof madaxa hoos u foorarin ciil ama murugo dartiis."
Wadaag:
Madax foorarinta qof madaxa hoos u foorariyo murugo ama ciil dartiis.
m.l
Wadaag:
Ciil murugo darteed madaxa hoos u foorarin (qof).
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax hundhura ahaansho (qof).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(daaw.) Cudur la is qaadsiiyo oo ku dhaca xiidmaha shuban dhiig iyo axal la socdaan.
m.dh
Wadaag:
Dhul carrasan ah, hawd ahayn, leh bannaanno, kuro, togag, biyaqabatinno, iwm.
m.dh
Wadaag:
(fiis.) Xaaladda gibilka marka la eego uumi biyoodka ku jira hawada.
m.l
Wadaag:
Cid hoos u foorarid. ld rundud.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
(f.g) U h.: cid wax u hibayn.
(f.mg) Dab bixid.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag: