Qeexid
"Ciil murugo darteed madaxa hoos u foorarin (qof)."
[-saday, -satay]
hundhurs aday
hundhurs atay
f.mg3"Ciil murugo darteed madaxa hoos u foorarin (qof)."
Wadaag:
Wax hundhura ahaansho (qof).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Madax foorarinta qof madaxa hoos u foorariyo murugo ama ciil dartiis.
m.l
Wadaag:
Qof madaxa hoos u foorarin ciil ama murugo dartiis.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Dhul carrasan ah, hawd ahayn, leh bannaanno, kuro, togag, biyaqabatinno, iwm.
m.dh
Wadaag:
Cid hoos u foorarid. ld rundud.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Wax la huriyey ahaansho (dab).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: