Qeexid

"(f.g) U h.: cid wax u hibayn."

Qeexid Xigta

(f.mg) Dab bixid.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hur oo kali ah:
  • Kaas oo ay Somaliland diyaar u tahay in ay buuxiso, wixii shuruud ha ee lagu xidho,” ayuu yidhi Mudane Koorre.
  • Waxa inoo kala caddaynaysa golaha xaqa ah iyo golaha aan xaqa ahayn golihii aynu maraga ka ahayn ee naftooda u huray badbaadinta dalka iyo dadkaba, kuwa kaloo dhami waa kuwa naftooda iyo dantooda gaar ahaaneed u ordi jiray una ordaya.