Qeexid
"Nooc ka mid ah mariidka oo neefka ku rida neeftuur badan, sidii isagoo orod aad u dheer soo galay neefta ku xiranta dabadeedna wuu dhintaa."
"Nooc ka mid ah mariidka oo neefka ku rida neeftuur badan, sidii isagoo orod aad u dheer soo galay neefta ku xiranta dabadeedna wuu dhintaa."
magac / noun
Lab / masculine
Wadaag:
(dii.) Qof kaniisad ka heesa.
(riw.) Qof ka mid ah koox heesta.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
Dab shididdiisa bilaabid.
Dab ololin.
f.g2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax lagu khasbanyahay ahaansho. ld hurran.
f.mg4
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
-rnaa, -rnayd
Wadaag: