Qeexid
"(daaw.) Hurdo imaasho la'aan ama seexasho la'aan muddo caadi ah, taas oo keenta daal joogto ah."
"(daaw.) Hurdo imaasho la'aan ama seexasho la'aan muddo caadi ah, taas oo keenta daal joogto ah."
Wadaag:
hurdo diid m.l Nooc ka mid ah ciyaaraha la raacsiiyo muusikada shareero, waxaana ciyaara beeraleyda ku sugan degaanka webiga Shabeelle.
Wadaag:
hurdo diid m.l Nooc ka mid ah ciyaaraha la raacsiiyo muusikada shareero, waxaana ciyaara beeraleyda ku sugan degaanka webiga Shabeelle.
Wadaag:
Xaalad xubnaha jirka nafleydu nasasho ku jiraan, indhaha la isku hayo oo aan garaadka iyo maankuba shaqaynayn.
m.dh
Wadaag:
Dab shididdiisa bilaabid.
Dab ololin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Midab u dhexeeya midabka cagaarka iyo kan liinta una eg midabka sacfaraanka.
m.l
Wadaag:
Ciyaar gaar ah oo haraati ama laad dadban la isladhaco.
m.l
Wadaag:
Laba wiil hurdan ciyaarsiin.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Cid hurdo hayso ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: