Qeexid
"Habaas, biyo iwm wax ka daadin."
[-fay, -ftay]
hurguf2 ay
hurguf2 tay
f.g1"Habaas, biyo iwm wax ka daadin."
Wadaag:
Maro, derin iwm habaas, biyo iwm ka jafasho.
f.g3
-ftay, -fatay
Wadaag:
Meel hore oo bugtay caallir ku ridid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-umay, -untay; -umi) Meel hore u bugtay hoos ka caalirid.
f.mg1
Wadaag:
(daaw.) Dhiig ku uruursamid xubin dhexdeed. Waxaana keena cadaadiska ku soo noqda xididdada dhiigga cabburidda sambabada iyo beerka waxay dhacdaa markii uu wadnuhu hawl gabo.
m.l
Wadaag:
Caalirka iyo fasaska ku dhaca meel hore u jirranayd. ld hurgumo1.
m.l
Wadaag:
Wax sifayn.
Wax kala saarid.
Wax jifid (gogol iwm).
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag: