Qeexid
"(daaw.) Dhiig ku uruursamid xubin dhexdeed. Waxaana keena cadaadiska ku soo noqda xididdada dhiigga cabburidda sambabada iyo beerka waxay dhacdaa markii uu wadnuhu hawl gabo."
"(daaw.) Dhiig ku uruursamid xubin dhexdeed. Waxaana keena cadaadiska ku soo noqda xididdada dhiigga cabburidda sambabada iyo beerka waxay dhacdaa markii uu wadnuhu hawl gabo."
Wadaag:
Caalirka iyo fasaska ku dhaca meel hore u jirranayd. ld hurgumo1.
m.l
Wadaag:
(-umay, -untay; -umi) Meel hore u bugtay hoos ka caalirid.
f.mg1
Wadaag:
Maro, derin iwm habaas, biyo iwm ka jafasho.
f.g3
-ftay, -fatay
Wadaag:
Meel hore oo bugtay caallir ku ridid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Habaas, biyo iwm wax ka daadin.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Wax hurgumo ku jirto ahaansho. ld hurgunsan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: