Qeexid
"ld hurgumaysnaan."
"ld hurgumaysnaan."
Wadaag:
eeg hugsan. ld hugnaan, hugnaansho, hugsanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
(-umay, -untay; -umi) Meel hore u bugtay hoos ka caalirid.
f.mg1
Wadaag:
(daaw.) Dhiig ku uruursamid xubin dhexdeed. Waxaana keena cadaadiska ku soo noqda xididdada dhiigga cabburidda sambabada iyo beerka waxay dhacdaa markii uu wadnuhu hawl gabo.
m.l
Wadaag:
eeg huran. ld hurnaansho, hurranaan, hurranaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Caalirka iyo fasaska ku dhaca meel hore u jirranayd. ld hurgumo1.
m.l
Wadaag:
Wax hurgumo ku jirto ahaansho. ld hurgunsan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: