Qeexid

"eeg huri. ld huris1."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hurin oo kali ah:
  • Socdaalka Madaxweynaha ayaa maanta soo shaac baxday iyadoo dadka qaarkood ay u arkaan iney sii hurineyso dagaalka haatan aloosan.
  • Eriteria oo benisay eedeynta Mareykanka Eritrea ayaa si kulul u beenisay faalooyin ay Jendayi Frazer ku sheegtay in Asmara ay taageerto ayna sii hurineyso wax iska caabinta ka jirta Somalia.