Qeexid
"Wax la huriyey ahaansho (dab)."
[-naa, -nayd]
hursan aa
hursan ayd
f.mg4"Wax la huriyey ahaansho (dab)."
Wadaag:
Wax meel kulul la geliyey ahaansho.
Wax xabbis la geliyey ahaansho (qof).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax hundhura ahaansho (qof).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax lagu khasbanyahay ahaansho. ld hurran.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Cid hurdo hayso ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Maro, raar iwm wax dusha laga saaray ahaansho. ld hugan2.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax intoodii badnayd tagtay, wax ka haray ahaansho. Tus. “Waqtigii wax baa inooga harsan ee hawsha wada”.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(f.g) U h.: cid wax u hibayn.
(f.mg) Dab bixid.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
eeg huran. ld hurnaansho, hurranaan, hurranaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Wax soo orday oo neeftuuraaya ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: